Sheeko faneed: Waxbarasho Haween, waa lagu Badhaadha.

Waaga ayaa dilaacay Waa aroor hore oo cadceedu weli ma soo bixin iftiin badan majiro, waxaa jirta daruur dagaal kula jirta iftiinka waa berriga. cirku waa qam waxa uu umuuqdaa mid roob cukan.majiraan dabeeylihii boorka watay ee xiliyada rooboowga. markiiba neecaaw dabacsan ayaa soo dhacday.waxa xigay Roob xoog leh oo saameeyn ku yeeshay Dadka tabarta … Read more

Ma deegaanku baa isku dabci naga dhigay?

Gorayadu badanaana waxa eey Ku nooshahay meelaha banaan iyo dhulka geedaha gaagaaban. waxa eeyna dhashaa ukumo. inta eey ka dilaacayaan ukumahaas waqtina waxaa ku fadhiya Haldhaaga oo ah gorayada mideeda laboood halka tan kale eey soo daaqdo. marka kalana waxaa Ku fadhiya Hal-dhuraha oo ah tan dheddiga. Marka eey dilaacaana waxa eey kaga dhaqaaqaan meel … Read more