Gorayadu badanaana waxa eey Ku nooshahay meelaha banaan iyo dhulka geedaha gaagaaban. waxa eeyna dhashaa ukumo. inta eey ka dilaacayaan ukumahaas waqtina waxaa ku fadhiya Haldhaaga oo ah gorayada mideeda laboood halka tan kale eey soo daaqdo. marka kalana waxaa Ku fadhiya Hal-dhuraha oo ah tan dheddiga. Marka eey dilaacaana waxa eey kaga dhaqaaqaan meel bananaan oo aan amaan aheeyn. iyaga oo aanan Ku fikirin in eey Cid kale u soo daba mari karto oo eey qaadan karto ilmahooda. gorayada mar danbe oo eey xeero iyo fandhaal kala dhaceen ayeey ku baraarugtaa in iyada iyo ilmaheedii eey kala irdhoobeen oo waa hore laba geed oo aan isu muuqan lagu kala xiray. marka beey inta eey wareerto madaxa bacaadka la gashaa.
Somaaliduna waa sidiiyoo kale oo waagii
1-luulyo 1960 waa markii eey dhalatay jamhuuriyadii Somaalia. fadhi eey maalinta yeesheen labadii gole ee sharci dajin ee gobalada waqooyi iyo kuwa koonfureed ayaa lagu dhisay golaha sharci dajinta qaranka soomaaliyeed laguna doortay madaxweeynihii jamhuuriyada. halkaana waxa ka unkamay midnimadii iyo Jamhuuriyadii Somalia.
laakiin fadhigaa waxii ka dambeeyay soomaalidu kuma eeysan fikirin in eey xoojiyaan midnimadaas oo ma eeynan fileeynin in eey jirto Cid kale oo ina kala Geeyn karta oo qabyaalad gobol gobol inoogu qeeybin karta. Markii eeyse arintaa dhacday waa tan soomaalidii noqotay Goraygii ilamaha tabay oo un afka ka leh Midnimoooooy.