Sidee ayuu adeega EVC ga u badalay horumarka maaliyadeed ee Somalia?
Kacdoonkii Tiknooligida ee soo bilaawday 20 sano kahor waxa uu bedelay nolosha dad badan oo Somalia ah oo uu siiyayay adeeg isgaarsiin oo loo riyaaqay , kacdoonkaa dadweynha ma aanu siinin isgaarsiin oo kaliya laakiin sidoo kale waxa uu ka caawiyay helida dhaqaalaha asaasiga ah ee foomamka telefoonka ku salaysan Xawaaladaha iyo kaydinta lacagta sida … Read more