Sidee ayeey bangiyada somalia u shaqeeyaan ?
Inta eeynu ka jawaabin su’ashan marka hore waxa eeynu ubaahanahay in eeynu ka jawaabno su’aalo dhowr ah oo eey kamid tahay waa maxay Bank? Bangi waa shirkad ka shaqaysa saddex wax: lacag bixinaha, kaydinta iyo amaahda lacagta. Bangi si uu adeegan u qabto waxaa shardi ah in uu shati ka heysto Bangiga dhexe.,. Si loo … Read more